Quantcast
Channel: Hoyaalay.com
Browsing latest articles
Browse All 132 View Live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HARGAYSA 1958: SUUGAANTII XORNIMA DOONKA IYO DAREEN LA’AANTII SHACABKA

 WWW.HOYAALAY.COM: Waxaa lajoogaa magaalada Hargaysa muddo ku abaaran laba sano uun kahor sanadkii xoriyadda Soomaalida iyo afrikaba badankeeda ee1960-kii. Gugii 1958-kii, waxaa magaalada hargaysa...

View Article



Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHAGAYSO: TAARIIKHDA FANKA FANAANADDA CAANKA AH EE MARYAN MURSAL

WWW.HOYAALAY.COM: Dhagaystayaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynnaa taariikhda fanka ee fanaanadda caanka ah ee Maryan Mursal. Barnaamijkan oo aad u xiisa badan waxaad ku dhagaysan doontaan heesihii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

JAWAAB: FADEEXADDII KEYD-MEDIA IYO BARNAAMIJYADII IDAAJAA

WWW.HOYAALAY.COM: Marwooyin iyo Mudanayaal, dhawaan waxaa shabakadda Keyd Media si sharci darro ah loogu daabacay barnaamijyo uu lahaa qoraaga Soomaaliyeed ee Axmed Faarax Cali “Idaajaa”....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

1975: TARTAN SUUGAANEEDKII AMMAANTA GEELA IYO (CABDI GALAYAX)

WWWW.HOYAALAY.COM: Marwooyin iyo mudanayaal dhawaan waxaan baahinay tix geeraar ah oo uu Abwaanka Bile afqataarre qarni ka hor koobkii suugaanta geela ku qaaday. Hadaba waxaa jira tartan kaas lamid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MAALINTII LAASCAANOOD GOBOLNIMADA QAADATAY & MADASHII TALEEX ISU EKAA!

WWW.HOYAALAY.COM: Gobolka Sool wuxuu ka midyahay 18-ka gobol ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ka koobantahay, sanadkii 1984-kii ayaa dawladdii dhexe ee Soomaaliya siisay gobolnimo waxaana caasimad u ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHAGAYSO: SILSILADDII HALAC DHEERE IYO AXMED F. CALI “IDAAJAA” Q.2AAD

WWW.HOYAALAY.COM: Marwooyin iyo mudanayaal, waxaan halkan idiinku soo gudbinaynnaa silsiladdii Halac-Dheere oo dhamaystiran, waxaa gabayada silsiladdan cajilad ku duubay Qoraaga Soomaaliyeed ee Axmed...

View Article

FANKA IYO CABASHADII SUUGAANTA (ABWAAN KAYD MAXAMED CABDALLE)

WWW.HOYAALAY.COM: Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynnaa gabay xiiso badan oo uu tiriyey abwaan Kayd Maxamed Cabdalle. Gabaygan oo la yidhaahdo Muurmuurris, waa gabay xambaarsan calaacal iyo canbaarayn...

View Article

SHEEKO GAABAN OO XIISO BADAN: WARIYE SARE CISMAAN CABDINUUR XAASHI

WWW.HOYAALAY.COM: Marwaayin iyo Mudanayaal, waxaad ku soo dhawaataan sheekooyin gaagaaban oo xiiso badan oo uu soo jeedin doono Wariyaha Soomaaliyeed ee Cismaan Cabdinuur Xaashi. Labada sheeko ee aad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHAGAYSO: XEERKA GABAYAAGA (MAXAMED A. MAAWEEL)

WWW.HOYAALAY.COM: Marwooyin iyo Mudanayaal, halkan waxaan idiinku soo gudbinaynnaa gabay la yidhaahdo Xeerka Gabayaaga, oo uu tiriyey alla ha u naxariistee abwaanka Maxamed Aadan Jaamac “Maaweel”....

View Article


DAAWO: SIDEE LOO BADBAADINKARAA TAYADA AF-SOOMAALIGA HODANKA AH!?

WWW.HOYAALAY.COM: Marwooyin iyo mudanayaal waxaad ku soo dhawaataan barnaamij xiisa badan oo lagu lafagurayo badbaadinta iyo tayenta Af-Soomaaliga, waxaa dood cilmiyeedkan ka qayb qaadanaya buug...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 132 View Live